Ra'iisul wasaaraha dowladda Isu tagga
Imaaraatka carabta ahna madaxweyne
kuxigeenka dalka iyo madaxa magaalada
Dubey Shiikh Maxamed bin Rashid Al
Maktuum ayaa shaaciyey inuu u magcaabay
haweeneyda Ahuud al- ruumi Wasiiru
dowlaha Farxadda iyo Dulqaadka
wasaaradan ayaa ah mid ku cusub dalka.
Shiik Maxamed Bin rashiid ayaa yiri farxadu ma aha mashruuc barnaamij qorshayaal amase u rajayn, wasaaradani waxay war gelin doontaa wasaaradaha kale si aanu ugu farax gelino una ogaysiino shaqooyinkooda Ahuud al-ruumi ayaa sidoo kale haatan ah xoghayaha guud ee xafiiska ra'iisul wasaaraha waana sii wadi doontaa shaqadan sida lagu yiri digreetada.
Dalka imaaraadka oo 44 sano kahor qaatay xornimadiisa saliidana qani ku ah ayaa lagu sheegay sanadkii hore inuu yahay dalka 20- aad ee muwaadiniintiisu ugu farxadda badan yihiin. Dalka Switzerland ayaa loo magcaabay sanadkii hore wadanka muwaadiniintiisu ugu farxada badan yihiin aduunka waxaana shanta dal ee muwaadiniintoodu ugu farxada badan yihiin kamid noqday dalalka Iceland Denmark Norway iyo Canada .

No comments:
Post a Comment